Madaxweyne Saciid Deni oo kulan deg deg ah la qaatay Saraakiisha amaanka (Daawo Sawirro)

Madaxweynaha dooran ee maamul goboleedka Puntland Siciid Cabdullaahi Deni ayaa saakay kulan deg deg ah magaalada Garawe waxa uu kula qaatay saraakiisha laamaha amaanka Puntland. Kulanka waxaa kasoo qeyb galay taliyaasha ciidamada maamulka Puntland iyo saraakiil kale oo katirsan laamaha amaanka, waxaana kulanka looga hadlayay sidii loo xoojin lahaa amaanka inta lagu guda jiro kala … Continue reading Madaxweyne Saciid Deni oo kulan deg deg ah la qaatay Saraakiisha amaanka (Daawo Sawirro)